Cette annonce n´est plus disponible et aucune proposition ne peut être transmise.
Dhul iib ah à Djibouti
Waa dhul iib ah oo ku yala pk 12 gar ahaan suqa ama tukaanada dharka wuxuu haystaa sadex dariiq wana balas suuq iyo guriba noqon kara hadba kii laga dhigto
Waa 150 kare mitir
Balac 15 mitir
Dherar 10 mitir
Cidii u bahan waxay nagala soo xidhiidhi kartaa adresska hos ku qoran
Waa 150 kare mitir
Balac 15 mitir
Dherar 10 mitir
Cidii u bahan waxay nagala soo xidhiidhi kartaa adresska hos ku qoran
- Immobilier, Terrain
- 235 vues au total, 0 vues cette semaine